Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

good

(-dad, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow. 2. Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.

Erayo la-mid ah

goodaaddo1. Xammaarato qorratada u eg laakiin ka weyn, oo sun halis a…goodaliTol meyta xusaaya fadhiga uu jilib jilib u kala fadhiisto.gooddi1. Haddidaad. 2. (-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.gooddi/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid …gooddiyidld gooddin.goodileJoodari; furaash.goodir1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diilli…goodircadMidab geel oo ah madow caddaan ku badan yahay
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms