Qaamuuska Asalka
goobyaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh. 2. Qof aan tartammada ku guulaysan. 3. Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.
Erayo la-mid ah
goobWax baadiddoonid.goob1. Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha. 2. Wax qeyb …goob1. Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer). 2. Meesha badarka …goob-milixeed(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cus…goob-waqtiyeed(juqr.) Waqtiga bar kasta oo dhulka dushiisa ah kaasoo laga …goobaabXarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².goobaabXarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dh…goobaabanWax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.

