Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

goobaab

(-bo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dhibceheedu isku in bay wadaageheeda u wada jiraan oo uma kala dhowa. ld goobaabin, koobaab¹, koobaabin.

Erayo la-mid ah

goobWax baadiddoonid.goob1. Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer). 2. Meesha badarka …goob1. Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha. 2. Wax qeyb …goob-milixeed(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cus…goob-waqtiyeed(juqr.) Waqtiga bar kasta oo dhulka dushiisa ah kaasoo laga …goobaabanWax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.goobaabashold koobaabasho.goobaabidld koobaabid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms