Qaamuuska Asalka
goob-milixeed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cusbo ah looga tegay uumi baxa biyaha ku dhacay awgiis.
Erayo la-mid ah
goobWax baadiddoonid.goob1. Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer). 2. Meesha badarka …goob1. Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha. 2. Wax qeyb …goob-waqtiyeed(juqr.) Waqtiga bar kasta oo dhulka dushiisa ah kaasoo laga …goobaabXarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dh…goobaabXarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².goobaabanWax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.goobaabashold koobaabasho.

