Qaamuuska Asalka
goobxaaro
(-raday, -ratay)Falg3
Macnaha
U g.: hawl wax ka qabashadeed isu diyaarin.
Erayo la-mid ah
goobWax baadiddoonid.goob1. Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha. 2. Wax qeyb …goob1. Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer). 2. Meesha badarka …goob-milixeed(juqr.) God, hore ay ugu jireen biyo, kaas oo tuullimaad cus…goob-waqtiyeed(juqr.) Waqtiga bar kasta oo dhulka dushiisa ah kaasoo laga …goobaabXarriiq wareegsan samayn. ld koobaab².goobaabXarriiq sida gadowga u wareegsan oo meel bannaan ku taal: dh…goobaabanWax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.

