Qaamuuska Asalka
gibilmadoobow
(-baaday, -baatay)Falmg3
Macnaha
Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosho.
Erayo la-mid ah
gibilHaragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolaha.gibilAtomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta n…gibilSaan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lammo…gibil-biyoodDhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, i…gibilcadDadka midibkiisu cad yahay.gibilloDaruuro badan oo biyeysangibilmadoobaadRaadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro…gibilmadoobaansho/dh eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaad.

