Qaamuuska Asalka
gibil
MagacLafdheeri
Macnaha
Haragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolaha.
Erayo la-mid ah
gibil-biyoodDhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, i…gibilcadDadka midibkiisu cad yahay.gibilloDaruuro badan oo biyeysangibilmadoobaadRaadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro…gibilmadoobaansho/dh eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaad.gibilmadoobowWax gibilmadoobaad ku dhacay noqosho.gibilmadowDadka midabkiisu madow yahay.gibilxeerXarig aad u dheer la isticmaalo in geel korkiis rar oo dhan …

