Qaamuuska Asalka
gibil-biyood
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, iyo gibilka.
Erayo la-mid ah
gibilHaragga ama maqaarka sare ee dadka iyo xoolaha.gibilAtomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta n…gibilSaan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lammo…gibilcadDadka midibkiisu cad yahay.gibilloDaruuro badan oo biyeysangibilmadoobaadRaadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro…gibilmadoobaansho/dh eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaad.gibilmadoobowWax gibilmadoobaad ku dhacay noqosho.

