Qaamuuska Asalka
geeltoosiye
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc gorgorka waaweyn ka mid ah.
Erayo la-mid ah
geelXoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama lab…geelcaacisFarabbadan; dhurtaxanyo.geeldhugeeyeXamaarato yar oo qallajista le'eg oo hadba midab isu yeesha;…geeldooje1. Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku …geeleeLo' subax maalid.geeleynld geeleeyo.geeljireNin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geelijir.geelkacabaadisNooc xamaaratada ka mid ah oo in yar roorka ka weyn, madax w…

