Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

geeldhugeeye

MagacLafdheeri

Macnaha

Xamaarato yar oo qallajista le'eg oo hadba midab isu yeesha; jirjirroole. ld geelrugeeye, geel-ururugleeye.

Erayo la-mid ah

geelXoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama lab…geelcaacisFarabbadan; dhurtaxanyo.geeldooje1. Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku …geeleeLo' subax maalid.geeleynld geeleeyo.geeljireNin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geelijir.geelkacabaadisNooc xamaaratada ka mid ah oo in yar roorka ka weyn, madax w…geelleyDadka geela dhaqda.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms