Qaamuuska Asalka
geelkacabaadis
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc xamaaratada ka mid ah oo in yar roorka ka weyn, madax weyn oo madaxa ku leh midab gaashiyo ah. ld geelkacabaajis.
Erayo la-mid ah
geelXoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama lab…geelcaacisFarabbadan; dhurtaxanyo.geeldhugeeyeXamaarato yar oo qallajista le'eg oo hadba midab isu yeesha;…geeldooje1. Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku …geeleeLo' subax maalid.geeleynld geeleeyo.geeljireNin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geelijir.geelleyDadka geela dhaqda.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
