Qaamuuska Asalka
geeddi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Socod meel la degganaa lagaga guuro oo meel ka durugsan laga dego. 2. Dad iyo xoolo guuraya oo aan weli degin. 3. Fogaan gelin socod ah. 4. Xarig dhuuban oo hal mar raro la mariyo. 5. Duub xirig ah, dhuuban oo rarada lagu sameeyo.
Erayo la-mid ah
geedNooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo l…geed-abaareedDhirta inteeda had iyo jeer cagaarka ah.geed-abowDurbaan. ld geed-awow.geed-adariDhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso.geed-adayg1. Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab…geed-dhallaanGeed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo…geed-hindiGeed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaq…geed-hoosaadGeedaha intooda aan bixidda dheere yeelan.

