Qaamuuska Asalka
geed-adayg
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab. 2. G. ah: qof dhibaatada u adkaysta.
Erayo la-mid ah
geedNooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo l…geed-abaareedDhirta inteeda had iyo jeer cagaarka ah.geed-abowDurbaan. ld geed-awow.geed-adariDhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso.geed-dhallaanGeed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo…geed-hindiGeed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaq…geed-hoosaadGeedaha intooda aan bixidda dheere yeelan.geed-labGeed-adayg.

