Qaamuuska Asalka
geed-dhallaan
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerka.
Erayo la-mid ah
geedNooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo l…geed-abaareedDhirta inteeda had iyo jeer cagaarka ah.geed-abowDurbaan. ld geed-awow.geed-adariDhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siiso.geed-adayg1. Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab…geed-hindiGeed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaq…geed-hoosaadGeedaha intooda aan bixidda dheere yeelan.geed-labGeed-adayg.

