Qaamuuska Asalka
gawre
MagacLafdheeri
Macnaha
Dhaxan badan oo marka dayrtu dhammaato dhacda.
Erayo la-mid ah
gawrXubinta taranka haweenka.gawracNeef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; …gawracanWax gawrac la mariyey ahaansho.gawracato1. Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah. 2. Cudur faraha lugaha…gawracnaanld gawracnaanshogawracnaansho/dh ld gawracnaangawracoNeef xoolaad gawrac marsashogawricidld gawricis.

