Qaamuuska Asalka
gawrac
(-cay, -cday)Falg1
Macnaha
Neef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; gowrac, birays.
Erayo la-mid ah
gawrXubinta taranka haweenka.gawracanWax gawrac la mariyey ahaansho.gawracato1. Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah. 2. Cudur faraha lugaha…gawracnaanld gawracnaanshogawracnaansho/dh ld gawracnaangawracoNeef xoolaad gawrac marsashogawreDhaxan badan oo marka dayrtu dhammaato dhacda.gawricidld gawricis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
