Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gawraco

(-cday, -catay)
Falg3

Macnaha

Neef xoolaad gawrac marsasho

Erayo la-mid ah

gawrXubinta taranka haweenka.gawracNeef si loo xalaaleeyo hilibkiisa, cunaha mindi kaga jarid; …gawracanWax gawrac la mariyey ahaansho.gawracato1. Cudur cunaha ku dhaca oo halis ah. 2. Cudur faraha lugaha…gawracnaanld gawracnaanshogawracnaansho/dh ld gawracnaangawreDhaxan badan oo marka dayrtu dhammaato dhacda.gawricidld gawricis.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms