Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garsurre

MagacLafdheeri

Macnaha

Meel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog kor laysugu qaado taniyo inta meel astaysan garka laga soo surto.

Erayo la-mid ah

garsaqafGar dhuuban oo daamanka ku dhan.garsheegoCid in dhib lagu falay ka warramid.garsiiCid wax ay ka cabanayso uga garaabid.garsoor1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garso…garsoorSi aan eex lahayn wax u xukumid.garsoore1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. …garsooridld garsoor¹ (2).garsoornimo1. Garsoore ahaansho. 2. (fk.) Si xaq u ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms