Qaamuuska Asalka
garsoor
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garsoorid.
Erayo la-mid ah
garsaqafGar dhuuban oo daamanka ku dhan.garsheegoCid in dhib lagu falay ka warramid.garsiiCid wax ay ka cabanayso uga garaabid.garsoore1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. …garsooridld garsoor¹ (2).garsoornimo1. Garsoore ahaansho. 2. (fk.) Si xaq u ah.garsugeNin xabsi ku jira oo aan xukunayn; rumaan.garsurreMeel sare oo inta laga boodo gacmaha lagu qabsado oo xoog ko…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
