Qaamuuska Asalka
garsheego
(-gtay, -gatay)Falmg3
Macnaha
Cid in dhib lagu falay ka warramid.
Erayo la-mid ah
garsaqafGar dhuuban oo daamanka ku dhan.garsiiCid wax ay ka cabanayso uga garaabid.garsoor1. Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo. 2. ld garso…garsoorSi aan eex lahayn wax u xukumid.garsoore1. Nin sharci yaqaan ah oo u idman inuu dadka u garnaqo. 2. …garsooridld garsoor¹ (2).garsoornimo1. Garsoore ahaansho. 2. (fk.) Si xaq u ah.garsugeNin xabsi ku jira oo aan xukunayn; rumaan.

