Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garoorshe

(-shayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Geedgaab laanlaan u baxa, qodxo yaryar oo miro lacuno leh oo macaan.

Erayo la-mid ah

garo1. Wax fahmid. 2. Wax aqoonsasho.garoRiyo.garoobHaweeney la furay ama ninkeedu dhintay.garoobbeeHaweenay garoob ah isqurxin.garoobnimoGaroob ahaansho.garooc1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhi…garooc1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ah…garoocan1. Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho. 2. Wax, wax ka maqa…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms