Qaamuuska Asalka
garo
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Riyo.
Erayo la-mid ah
garoobHaweeney la furay ama ninkeedu dhintay.garoobbeeHaweenay garoob ah isqurxin.garoobnimoGaroob ahaansho.garooc1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ah…garooc1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhi…garoocan1. Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho. 2. Wax, wax ka maqa…garoocnaanld garooc-naansho.garoocnaansho/dh ld garoocnaan.

