Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

garoocan

(-cnaa, -cnayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax, wax in yar laga gooyay ahaansho. 2. Wax, wax ka maqan.

Erayo la-mid ah

garo1. Wax fahmid. 2. Wax aqoonsasho.garoRiyo.garoobHaweeney la furay ama ninkeedu dhintay.garoobbeeHaweenay garoob ah isqurxin.garoobnimoGaroob ahaansho.garooc1. Wax is haysta in yar ka goyn. 2. Wax, wax ka maqan ka dhi…garooc1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ah…garoocnaanld garooc-naansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms