Qaamuuska Asalka
gariirshe
MagacLafdheeri
Macnaha
Qori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareejiyaan iyaga oo xarig la dhacaya; dhulmad.
Erayo la-mid ah
gariir1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld ā¦gariirCabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.gariir-cabireAalad lagu kaydiyo naxdinta dhulgariirka.gariiradQeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sā¦gariiriGariir ku ridid.gariiridld gariir¹ (3).gariirisoQandho, xummad iyo gariir badan oo duumo keento.

