Qaamuuska Asalka
gariirad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sare ee baabuurka; moollo.
Erayo la-mid ah
gariir1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld ā¦gariirCabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.gariir-cabireAalad lagu kaydiyo naxdinta dhulgariirka.gariiriGariir ku ridid.gariiridld gariir¹ (3).gariirisoQandho, xummad iyo gariir badan oo duumo keento.gariirsheQori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
