Qaamuuska Asalka
gariir-cabire
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Aalad lagu kaydiyo naxdinta dhulgariirka.
Erayo la-mid ah
gariir1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld ā¦gariirCabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.gariiradQeybta kor iyo hoos u loodsami karta ee kor u haysa qeybta sā¦gariiriGariir ku ridid.gariiridld gariir¹ (3).gariirisoQandho, xummad iyo gariir badan oo duumo keento.gariirsheQori yar kankoonsan, af dhuuban, oo caruurta sibirka ku wareā¦

