Qaamuuska Asalka
garbixi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Arrin la isku hayo cid kala doodid.
Erayo la-mid ah
garbabCudur lo'da garbaha kaga dhaca. ld garbaggarbow.garbabbeelGaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmid.garbabbeel1. Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto. 2. ld garbabbee…garbabbeelidld garbabbeel¹ (2).gardhaladgarbacad1. Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh bar…garbadduubU g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardaddu…garbadduubG. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto a…garbadduubanCid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuban.

