Qaamuuska Asalka
garbadduub
MagacLafdheeri
Macnaha
G. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto ama loo xiro. ld gardadduub¹.
Erayo la-mid ah
garbabCudur lo'da garbaha kaga dhaca. ld garbaggarbow.garbabbeelGaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmid.garbabbeel1. Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto. 2. ld garbabbee…garbabbeelidld garbabbeel¹ (2).gardhaladgarbacad1. Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh bar…garbadduubanCid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuban.garbadduubidld gardadduubid.garbadduubnaanld garbadduubnaansho, gardadduub-naan, gardadduub-naansho.

