Qaamuuska Asalka
garbabbeel
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhaawac gaara garbaha gaadiidka la rarto. 2. ld garbabbeelid.
Erayo la-mid ah
garbabCudur lo'da garbaha kaga dhaca. ld garbaggarbow.garbabbeelidld garbabbeel¹ (2).gardhaladgarbacad1. Shilin cudurro badan xoolaha u keenta oo korka ku leh bar…garbadduubG. u qabo/g. u xir: qabashada cid gacmaha gadaal loo qabto a…garbadduubU g.: cid gacmaheeda gadaal qabasho ama u xirid. ld gardaddu…garbadduubanCid gacmaheeda gadaal qabasho ahaansho. ld gardadduuban.garbadduubidld gardadduubid.garbadduubnaanld garbadduubnaansho, gardadduub-naan, gardadduub-naansho.

