Qaamuuska Asalka
galool
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh. 2. Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan. 3. Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
Erayo la-mid ah
galoobbarBardhul.galoofG. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.galoofNeef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galo…galoof-ololNeef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.galoof-olol1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaa…galoof-ololidld galoof-olol¹ (2).galoofaadDaal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.galoofaadDaal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
