Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galoof-olol

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaan oo ubad u xiranyahay. 2. ld galoof-ololid.

Erayo la-mid ah

galoobbarBardhul.galoofNeef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galo…galoofG. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.galoof-ololidld galoof-olol¹ (2).galoofaadDaal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.galoofaadDaal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.galoofaadiCid galoofaad gayeeysiin.galoofaadidld galoofaadis².
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms