Qaamuuska Asalka
galoofaad
MagacLafdheeri
Macnaha
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.
Erayo la-mid ah
galoobbarBardhul.galoofG. ah: ishkin dheddig oo aan irmaaneyn.galoofNeef xoolo ah, wax aan irmaanayn rimanaynna noqosho. ld galo…galoof-ololNeef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.galoof-olol1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaa…galoof-ololidld galoof-olol¹ (2).galoofaadiCid galoofaad gayeeysiin.galoofaadidld galoofaadis².

