Qaamuuska Asalka
galaktoos
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Sonkor sahlan (C6 H12O6), taas oo dabeeci ahaan ka timaadda mid ka mid ah maxsuulka dheefshiidka insaymeed ee sonkor caanoodda laaktows, asal ahaanna waa xabag carbeed.
Erayo la-mid ah
galaabbaxMeel horey iyo gadaal ugu noqnoqosho. ld galoobbax².galaabbaxSocod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobb…galaabbixidld galaabbixis, galoobbid.galaaciifNooc kalluunka badda ka mid ah oo habeenkii ifa.galaafoCid waxyeelladeeda sabab u noqosho.galaalQof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.galaal1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas,…galaalanWax galaali ku taal ahaansho.

