Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galaal

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.

Erayo la-mid ah

galaabbaxMeel horey iyo gadaal ugu noqnoqosho. ld galoobbax².galaabbaxSocod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobb…galaabbixidld galaabbixis, galoobbid.galaaciifNooc kalluunka badda ka mid ah oo habeenkii ifa.galaafoCid waxyeelladeeda sabab u noqosho.galaalanWax galaali ku taal ahaansho.galaalgaliWax dildilleyn. ld galgali.galaalgalinld galgalin, galgalis.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms