Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

galaabbax

MagacLafdheeri

Macnaha

Socod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobbax¹.

Erayo la-mid ah

galaabbixidld galaabbixis, galoobbid.galaaciifNooc kalluunka badda ka mid ah oo habeenkii ifa.galaafoCid waxyeelladeeda sabab u noqosho.galaal1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas,…galaalQof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.galaalanWax galaali ku taal ahaansho.galaalgaliWax dildilleyn. ld galgali.galaalgalinld galgalin, galgalis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms