Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gal

(-lal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Meel godan oo biyo ku jiraan. 2. Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.

Erayo la-mid ah

gal-dayaxGiraan ilays ah oo ku wareegsan dayaxa ama qorraxda marka qo…galaabbaxSocod badan oo meel horay iyo gadaal loogu socdo. ld galoobb…galaabbaxMeel horey iyo gadaal ugu noqnoqosho. ld galoobbax².galaabbixidld galaabbixis, galoobbid.galaaciifNooc kalluunka badda ka mid ah oo habeenkii ifa.galaafoCid waxyeelladeeda sabab u noqosho.galaal1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas,…galaalQof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms