Qaamuuska Asalka
gadow
(-wyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.
Erayo la-mid ah
gadoBadeeco lacag ku baddalasho.gadoob1. Saabley. 2. Qaybta dambe ee lafdhabarta. 3. Weel aan buux…gadood1. Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan. 2. Kacdoon dad badani …gadood1. Lo'gisi iwm weyrixid. 2. Dad badan, wax ay diiddanyihiin …gadoodidld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid,gadoodsanWax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.gadoodsanaanld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.gadoodsanaansho/dh ld gadoodsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
