Qaamuuska Asalka
gadoob
(-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Saabley. 2. Qaybta dambe ee lafdhabarta. 3. Weel aan buuxin.
Erayo la-mid ah
gadoBadeeco lacag ku baddalasho.gadood1. Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan. 2. Kacdoon dad badani …gadood1. Lo'gisi iwm weyrixid. 2. Dad badan, wax ay diiddanyihiin …gadoodidld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid,gadoodsanWax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.gadoodsanaanld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.gadoodsanaansho/dh ld gadoodsanaan.gadoonMeel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o…

