Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gadood

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Lo'gisi iwm weeyraxa ay sameeyaan. 2. Kacdoon dad badani sameeyaan, iyagoo si adag uga dhiidhiyaya wax ay diiddanyihiin. 3.ld gadoodid. ld gedaad¹, gedood¹, gidaad¹.

Erayo la-mid ah

gadoBadeeco lacag ku baddalasho.gadoob1. Saabley. 2. Qaybta dambe ee lafdhabarta. 3. Weel aan buux…gadoodidld gadood¹, gedaad¹, gedaadid, gedood¹, gedoodid,gadoodsanWax gadooday ahaansho. ld gedaadsan, gedoodsan, gidaadsan.gadoodsanaanld gadoodsanaansho; gedoodsanaan, gedoodsanaansho.gadoodsanaansho/dh ld gadoodsanaan.gadoonMeel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o…gadoonHaan gorof ah oo la tuuray.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms