Qaamuuska Asalka
gaashaanle
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe. 2. Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
Erayo la-mid ah
gaas1. Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karin…gaasabbax/mg1 (-xay, -xday, -bixi) Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay…gaasabbax1. Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal. 2. ld…gaasabbixiDhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.gaasabbixidld gaasabbax¹ (2).gaashaaman1. Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho. 2.…gaashaambuurDad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mi…gaashaambuuraysadbuuraysasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
