Qaamuuska Asalka
gaas
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karinta. 2. (-sas, m.l) Ciidamo badan oo hal meel laga xukumo; qayb.
Erayo la-mid ah
gaasabbax/mg1 (-xay, -xday, -bixi) Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay…gaasabbax1. Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal. 2. ld…gaasabbixiDhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.gaasabbixidld gaasabbax¹ (2).gaashaaman1. Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho. 2.…gaashaambuurDad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mi…gaashaambuuraysadbuuraysasho.gaashaambuuraysashold gaashaambuuray-sad, gaashaambuuraysi, gaashaam-buursasho.

