Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaashaaman

(-mnaa, -mnayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax hubkii uu isku difaaci lahaa u dhanyahay ahaansho. 2. Wax dahaar adag oo aan hub fudud kari karin leh ahaansho.

Erayo la-mid ah

gaas1. Dareere loo isticmaalo ifsashada aqallada iyo cunto karin…gaasabbax/mg1 (-xay, -xday, -bixi) Dhibaato iyo rafaad jiilaal keenay…gaasabbax1. Kabbixidda nafley ka samatabbaxdo dhibaato jiilaal. 2. ld…gaasabbixiDhibaato iyo rafaad jiilaal keenay cid ka samatabixin.gaasabbixidld gaasabbax¹ (2).gaashaambuurDad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mi…gaashaambuuraysadbuuraysasho.gaashaambuuraysashold gaashaambuuray-sad, gaashaambuuraysi, gaashaam-buursasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms