Qaamuuska Asalka
gaadeeryo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.
Erayo la-mid ah
gaadNafley si lama filaan ah ugu kedin.gaad1. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u j…gaadaamiAwr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u …gaadaaminld gaadaamis.gaadaanQarqarsi.gaadaanAwr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu …gaadaansanWax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).gaadaansanaanld gaadaansanaansho.

