Qaamuuska Asalka
gaadaansan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
Erayo la-mid ah
gaadNafley si lama filaan ah ugu kedin.gaad1. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jā¦gaadaamiAwr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u ā¦gaadaaminld gaadaamis.gaadaanQarqarsi.gaadaanAwr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu ā¦gaadaansanaanld gaadaansanaansho.gaadaansanaansho/dh ld gaadaansanaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
