Qaamuuska Asalka
gaadaami
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Awr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore isku xirid si aanu u kicin.
Erayo la-mid ah
gaadNafley si lama filaan ah ugu kedin.gaad1. Geedsaar leh miro macaan oo la cuno oo goroyaduna aad u jā¦gaadaaminld gaadaamis.gaadaanQarqarsi.gaadaanAwr la rarayo luqunta iyo jeeniga hore iskaga xirid si aanu ā¦gaadaansanWax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).gaadaansanaanld gaadaansanaansho.gaadaansanaansho/dh ld gaadaansanaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
