Erayo la-mid ah
fushade1. Roob badan oo bartamaha guga da'a. 2. Xilli gu' bartankii…fusho1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto q…fushuqiMaro si jugayn ah u dhiqid.fushuqinld fushuqis.fushuqsanWax la fushuqiyey ahaansho (dhar).fushuqsanaanld fushuqsanaansho.fushuqsanaansho/dh ld fushuqsanaan.fushuqsashold fushuqsad, fushuqsi.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
