Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fushade

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Roob badan oo bartamaha guga da'a. 2. Xilli gu' bartankiis ah oo roob badani da'o.

Erayo la-mid ah

fusho1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto q…fushuqiMaro si jugayn ah u dhiqid.fushuqinld fushuqis.fushuqsanWax la fushuqiyey ahaansho (dhar).fushuqsanaanld fushuqsanaansho.fushuqsanaansho/dh ld fushuqsanaan.fushuqsashold fushuqsad, fushuqsi.fushuqsoMaro si fushuqsi ah u dhaqid.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms