Qaamuuska Asalka
fusho
(-shaday, -shatay)Falg3
Macnaha
1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto qabsasho.
Erayo la-mid ah
fushade1. Roob badan oo bartamaha guga da'a. 2. Xilli gu' bartankii…fushuqiMaro si jugayn ah u dhiqid.fushuqinld fushuqis.fushuqsanWax la fushuqiyey ahaansho (dhar).fushuqsanaanld fushuqsanaansho.fushuqsanaansho/dh ld fushuqsanaan.fushuqsashold fushuqsad, fushuqsi.fushuqsoMaro si fushuqsi ah u dhaqid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
