Qaamuuska Asalka
furuxsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld furuxsanaan.
Erayo la-mid ah
furun1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.furun1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloosā¦furuqCudur la isqaadsiiyo oo muddo gaaban, waxaa keena fiirus. Asā¦furuqbiyooleNooc furuqa ka mid ah oo halkii ay nabarrada malaxi ka geli ā¦furuqdhoonGodad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.furuxKalagoosyada oogada oo lafuhu iska galaan midkood.furuxKala f.: murgacasho. ld furxo.furuxsanWax la kala furxiyey ahaansho.

