Qaamuuska Asalka
furuqdhoon
MagacLafdheeri
Macnaha
Godad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.
Erayo la-mid ah
furun1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.furun1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloos…furuqCudur la isqaadsiiyo oo muddo gaaban, waxaa keena fiirus. As…furuqbiyooleNooc furuqa ka mid ah oo halkii ay nabarrada malaxi ka geli …furuxKalagoosyada oogada oo lafuhu iska galaan midkood.furuxKala f.: murgacasho. ld furxo.furuxsanWax la kala furxiyey ahaansho.furuxsanaanld furuxsanaansho.

